Cid Madaxtinimada Maanta Saleebaan Uga XAQ Lihi Ma Jirto ~ Sh Suleiman

“Reer Hebelbaa sanadkan leh madaxtinimada, Cid Saleebaan Ka Lihi ma jirto Maanta”, Sidaa waxa yidhi Sh Saleebaan Siciid Cali oo ka Qayb-galay Xaflad uu maanta xilka kula wareegay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta ee Somaliland.