Taariikhda iyo Hab-Dhaqanka Dhaxalka Boqortooyada Ingiriiska

Weriye Siciid Cali Muuse ka mid ah Suxufiyiinta Ruug-caddaaga Soomaalida, kana soo shaqeeyey Laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da xarunteed BushHouse ee magaalada London, ayaa Ka Sheekeeyay Taariikhda soo martay iyo Hab-Dhaqanka Dhaxalka Boqortooyada Ingiriiska.

Ka Daawo Muuqaalka hoose