Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Oo Ka Digay Arrimo Khatar Ku ah Qaranimada Somaliland

Hargeysa (BerberaNews)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo maanta hadal ka jeediyey munaasibad qalin-jabin ah oo loo qabtay Ardayda ka aflax-day Jaamacadda AbaarsoTech ee magaalada Hargeysa, ayaa Ka Hadlay Arrimo Khatar Ku ah Qaranimada Somaliland.

Ka Daawo Muuqaalka Hoose