Muxuu Xisbiga UCID u Gudbiyey Guddiga Diiwaangelinta Ururada Somaliland?

Hoggaanka Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa maanta kulan la yeeshay Guddiga Diiwaangelinta ururrada Siyaasadda iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka, waxaanay u gudbiyeen macluumaad guddigu uga baahnayd xisbiga, kaas oo uu jidaynayo Xeer Lr 14.

Ka Daawo Muqaalka Hoose