“Waxa Lana Siiyey Fursad Aanu Saaxadda Kaga Saari Karno Qofkaanu Doono” ~ Dr Gaboose Oo Farriin Siyaasadeed Diray

“Waxa Lana Siiyey Fursad Aanu Saaxada Kaga Saari Karno Qofkii Aanu Doono” ~ Guddoomiyaha Urur-siyaasadeedka Barwaaqo Dr Maxamed Cabdi Gaboose ayaa maanta Farriin siyaasadeed U Diray Xisbiyada Mucaaradka Somaliland

Ka Daawo Muuqaalka Hoose