Muranka Siyaasadeed ee Ka Taagan Somaliland oo Loo Nisbeeyey Sicir-bararka Maceeshadda iyo Sababta

Golaha Guurtida Somaliland oo dood xasaasi ah ka yeeshay Xaaladaha Ka Taagan dalka, ayaa Muranka Siyaasadeed ee u dhexeeya Xukuumadda iyo Xisbiyada Mucaaradka u nisbeeyey Sicir-bararka Maceeshadda ee regaadiyey bulshada.

Ka Daawo Muuqaalka Hoose