DEGDEG: QARAX ISMIIDAAMIN AH OO KA DHACAY SANAAG

Sanaag-(Berberanews)-Qof isku soo xidhay  waxyaabaha qarxa ayaa isku miidaamiyey goob maqaaxi ah oo ku taal degaanka Milxo oo ka tirsan Gobolka Sanaag caawa fiidkii.

Ma jirto warar dheeri oo ka soo baxay qaraxaas iyo waxyeellada ka dhalatay toona, waxaannuu idiin soo gudbin doonaa wixii warar dheeraada ee kasoo baxa qaraxaas.

Deegaanka Qaraxu ka dhacay waa Goob laga guro dahabka.