Faysal Cali Waraabe oo ku hanjabay inay maamul gaara ku dhawaaqayaan

“Maamul Gaar Ah Ayaannu Ku Dhawaaqayna Ee Muuse Biixi Biriish Haw Samaysto Gabiley Iyo Berbera…” Faysal Cali Waraabe oo soo bandhigay 3 qoddob oo miiska u saaran xisbiyadda mucaaridka ah.