Xubnaha Wakiillada S/land oo lagu adkeeyay inaanay ka maqnaan Kalfadhiga soo socda

Hargeysa-(Berberanews)-Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa lagu wargeliyey in aanay ka maqnaan kal-fadhiga Golahaas oo furmi doona Isniinta saad dambe.