Xukuumadda Somaliland oo Ka Dhawaajisay Ballan-qaadkii u Cuslaa Oo Dhalinyarada Loo Sameeyo

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Somaliland Maxamed Ducaale Qambi, ayaa maanta sheegay inay xukuumaddu boqolkiiba 100 dhaqaalaha ku jira Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada ku bixinayso mashaariic loogu tala-galay dhalinyarada.

Muuqalka Hoose kaga bogo hadalka Wasiirka