SOMALILAND: WARARKII UGU DAMBEEYEY OO KOOBAN

1. Xisbiyada Mucaaradka oo cayimay waqtiga ay muddaharaadka bilaabayaan, Wasaaradda Arrimaha Gudaha na u gudbiyey codsiga oggolaanshaha
2. Wasiirka Arrimaha Gudaha oo shuruud ku xidhay aqbalaadda codsiga bannaan-baxyada Mucaaradku ka dalbadeen
3. Wasaaradda Daakhiliga iyo Taliska Booliska oo si wadajir ah uga hadlay muddaharaadka mucaaradku iclaamiyeen
4. Taliyaha Ciidanka Booliska oo adag uga jawaabay eedaymo Guddoomiyaha WADDANI u jeediyey ciidammada bilayska Somaliland