Somalia: Magacayada iyo deegaannada ay kasoo jeedaan Golaha Wasiirrada cusub

Somalia-(Berberanews)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa shalay ku dhawaaqay xubnaha golaha wasiirrada ee xukuumadda federaalka ah oo ka kooban 26 wasiir, Wasiir ku xigeeno iyo Wasiiru dowleyaal.

HOOS KA AKHRISO MAGACYADA IYO QABIILADA AY KA SOO KALA JEEDAAN WASIIRADA CUSUB

1- Saalax Axmed Jaamac, Ra’iisul Wasaare ku-xigeen –  Beesha Isaaq/Garxajis.

2- Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur, Wasiirka Awqaafta iyo Diinta – Beesha Digil iyo Mirifle/Leesaan

3- Xasan Macallin, Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka – Beesha Hawiye/Murusade/Sabti

4- Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Gudaha – Beesha Hawiye/Habargidir/Sacad

5- Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, Wasiirka Maaliyadda – Beesha Samaroon.

6- Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), Wasiirka Gaashaandhigga, Beesha Mirifle/ Jiroon

7- Abshir Cumar Huruuse, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga – Beesha Majeerteen/Ciise Maxamuud

8- Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Wasiirka Waxbarashada – Beesha Reer Aw-Xasan.

9- Maxamuud Cabdiraxmaan Beena-Beene, Wasiirka Qorsheynta iyo Maalgashiga –  Beesha Hawiye/Baadicadde.

10- Jaamac ilka Jiir, Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka- Beesha Daarood / Warsangeli.

11- Fardowsa Cismaan Dhoore, Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka- Daarood/Leelkase

12- Jaamac Xasan Khaliif, Wasiirka Boosatada iyo Isgaarsiinta – Waxa uu kasoo jeeda Beesha Daarood/Dhulbahnte

13- Xasan Xuseen Eelaay, Wasiirka Xananaada Xoolaha-Beesha Mirifle/ Eelay.

14- Jibriil Cabdirashiid, Wasiirka Ganacsiga Warshadaha.-Beesha Garre

15- Ismaaciil Sheekh Bashiir, Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryenta –  Beesha Isaaq/Habarjeclo.

16 -Khadiija Maxamed Diiriye, Wasiirka Haweenka –  Beesha Shanaad/Yaxar

17- Dr. Crisaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta –  Beesha Hawiye/Xawaadle.

18- Maxamuud Doodishe, Wasiirka Amniga Gudaha –  Beesha Daarood/Mareexaan.

19- Axmed Madoobe Nuunoow, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka- Beesha Digil/Dabare

20- Dr. Cali Xaaji Aadan, Wasiirka Caafimaadka –  Beesha Hawiye/Gaaljecel.

21- Axmed Xasan Aadan, Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyeaadka Badda, – Beesha Dir

22- Daa’uud Aweys, Wasiirka Warfaafinta – eesha Shanaad/Jareer

23- Biixi Iimaan Cige, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha – Beesha Isaaq/Garxajis.

24- Jaamac Taqal, Wasiirka Korontada iyo Biyaha-Beesha Biyamaal.

25- Maxamed Barre Maxamuud, Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaraaha- Beesha Shanaad/ Ajuuraan

26- Khadiija Al-Makhzuumi, Wasiirka Bay’adda iyo isbddelka Cimiladda,  Beesha Shanaad/ Reer Xamar.