Musharraxa Waddani oo ku baaqay Mudaharaad kale

Hargeysa-(Berberanews)-““Waxa aan ugu baaqeynaa taageerayaasha Xisbiyada Mucaaradka ah in ay si balaadhan oo qorsheysan ugu diyaar garoobaan in dib loo bilaabi doono bannaan baxyadii nabadeed ama mudaharaadkii silmiga ahaa ee aynu hore u hakinay kuwaas oo ka qabsoomi doona dhammaan Gobolada & Degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland,” Musharrax Cabdiraxmaan Cirro