Alla haw naxariistee Sheekh Aadan Siiro oo geeriyooday

India-(Berberanews)-Alla haw naxariistee waxaa goor dhawayd ku geeriyooday dalka Hindiya Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo ka mid ahaa cullimada waaweyn ee Somaliland.

Alle haw naxariistee waxa uu Sheekh Aadam Siiro dhawaanahan hawlo caafimaaf ku joogay dalka Hindiya oo uu hadda ku geeriyooday

Hawlwadeennada kala duwan ee Shebekedda Berberanews waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii,qaraabadii ito shacabka Somaliland ee uu ka baxay Sheekh Aadan Siiro.