Waa sidee xaaladda ardayda Somaliland ee dalka Uganda?

Uganda-(Berberanews)-Wakiilka Somaliland ee Dalka Uganda Hamse Haji Dool ayaa ka warbixiyay xaalada Guud ee Ardayda Somaliland iyo jaaliyadaba.