Guurtida oo guddi u magacaabay xallinta khilaafka xukuumadda iyo mucaaradka

Hargeysa-(Berberanews)-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan  ayaa u magacaabay guddi ka kooban 11 Xildhibaan iyo Xoghayaha Golaha Guurtida Xalinta khilaafaadka Siyaasadeed ee dalka ka taagan.

Waxaana magacyadoodu kala yihiin Sidan.

1- Xil. Suldaan Ismaacil Suldaan Cabdiraxmaan
2-Xil. Siciid Cabdilaahi Yaasir
3-Xil.Cabdiraaan Cismaan Jaamac
4.Cabdiraxmaan Qawdhan Maxamed
5.Caydiid  Cabdi   Maxamed
6-Xil. Salebaan Garas Seed
7-Xil. Muuse Xaaji Cabdi Ducaale
8-Xil.Maxamuud Xageed Rooble
9.Cumar Nuur Xasan
10.Muuse Ibraahim Nuur
11.Xasan Cumar Axmed
12.Cabdinaasir Aadan Beegsi Xoghayaha guud ee Golaha Guurtida.