Shitkadaha Korontada oo ka biyo diiday go’aankii Xukuumadda

Hargeysa-(Berberanews)-Shirkadaha Korontada ayaa ka biyo diiday go’aankii xukuumadda Somaliland ku qaaddacday korodhka qiimaha laydhka.