Dowladda Hoose ee Hargeysa oo wada dhismaha wadada Tiyaatarka ilaa Hallaya

Hargeysa-(Berberanews)-Doadda Hoose ee Caasimadda Hargeysa, ayaa wada Dhismaha Waddada Wadnaha ee isku xidhaysa Tiyaatarka ilaa Haleeya oo si habsami leh u socota.