Dadweynaha Berbera oo cabasho ka muujiyay qiimaha laydhka xilli xaggaa lagu jiro

Berbera-(Berberanews)-Dadweynaha ku nool magaalada Berbera ayaa cabasho xoog leh ka muujiyay qiimaha laydhka oo lagu kordhiyay,iyadoo haatan lagu jiro xili xagaa ah oo aanay awoodin inay iska bixiyaa.

Weriyaha Bbc ee Somaliland Sidiiq Maxamed Burmad ayaa warbixin ka diyaariyay xaaladda Laydhka.