Ha’yadda Sirdoonka Masar oo soo dhaweysay Magacaabida Agaasimaha NISA.

Masar-(Berberanews)-Taliyaha Guud ee Sirdoonka Masar Sarreeye Gaas Cabbaas Kamel Taageeray  xilka Agaasimaha Ha’ayadda  NISA. Mudane Mahad Salaad

  Ha’yadda Sirdoonka Masar oo ah sirdoonka 5-aad ee ugu firfircoon Aduunka dalka islamka waa labarka kowaad

Mudane mahad salad wuxuu saxiib dhawla yahay dalka masar oo waqti badan ku noolaa. Waxna ku bartay

Sidaa darteed waxaan  saadaalinayaa  Agaasime
Mahad Salaad uu  Xogbadan ka heli doono Ha’yadda Sirdoonka Masar oo u fududeysa dagaalka kooxda alshabaab.  Iyo dhibaatada dawladaha shisheeye ku hayaan Daganaasha la’aanta colaada dalka somalia.

Dowladda Masar ayaa waxay ka mid tahay dowladaha gacanta ka siinaya Somalia sidii dib loogu dhisi lahaa ciidamada Somalia, waxaana sidoo kale ay ka mid tahay dalal dhowr ah oo danjirayaal u soo magacaabay Soomaaliya.