Cali Waran cadde oo sheegay in lagu kala kacay kulankii xisbiyada iyo Xukuumadda

Hargeysa-(Berberanews)-Cali Maxamed Waran Cadde ayaa Sheegay in Wadahadadii Caawa Dhex Maray Madaxwaynaha iyo Mucaaradka Wax Natiijo ah laga Gaadhin.

Cali ayaa Sheegay in Maalinta Sabtida Loo Balamay in Kulan Danbe la iskugu Ymaado.