Wakillada oo anxiyay Guddida ansixinta iyo diiwaangelinta ururada By Berbera Editor - May 23, 2022 Facebook Twitter Google+ Pinterest WhatsApp Golaha wakiilada Sonaliland ayaa ansixiyay guddida ansixinta iyo diiwaangelinta ururada Somaliland oo loo raacaayo xeer 14/2011.