Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex oo xukuntay Coldoon, Ilig iyo Cabdijibaar

Hargeysa-(Berberanews)-Maxkamadda Racfaanka Gobolka Maroodi-jeex oo laba sanno oo xadhig ah iyo ganaax lacageed oo dhan 3 milyan oo shilling Somaliland ah ku xukuntay Cabdimaalik Muuse Coldoon.