Hargeysa-(Berberanew)-Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Horseed Mujaahid Cabdilaahi Xuseen Iimaan Cabdilaahi Darawal, ayaa la hadlay khilaafka doorashooyinka ee u dhexeeya Xukuumadda iyo Xisbiyada Mucaaridka.
“Nimankan isku jawaabaya qaladaadkii la sameeyay ayaa ku soo xidhmay, oo qaylada ka yeedhsiinaysa cid aan xogaal ahayn yaan wax kale loo sheeegin.kordhinta awalba waa iska ogolaayeen dadka ka daaya naxliga iyo nacabka aad dhex dhigaysaan”