Dalladda SONSAF oo war kasoo saartay Khilaafka Komishanka Doorashooyinka

Hargeysa-(Berberanews)-Dalladda Ururrada aan dowliga ahayn ee SONSAF ayaa war kasoo saartay Khilaafka Komishanka Doorashooyinka Somaliland.