Canada oo $73 milyan oo dollar ugu deeqday Somaliland, Kenya, Ethiopia iyo Somalia

Canada-(Berberanews)-Canada ayaa ku caawinaysa deeq dhan $73 milyan oo dolar wadamada Kenya, Itoobiya, Somaliland iyo Soomaaliya.

Deeqdan ayaa waxa ka faa’iidaysan doona dadka abaaraha la tacaalaya ee ku nool Somaliland, sida uu sheegay Chandra Arya, oo ah xildhibaan ka tirsan xisbiga Liberal, kana mid ah saaxiibada Somaliland.