Xukuumadda Somaliland oo raashin u qaybisay bulshada degaannada Gobolka Saaxil

Saaxil-(Berberanews)-Guddida Gurmadka Abaaraha Heer Qaran oo kaashanaya Hay’adda U-diyaargarowga Aafooyinka iyo Keydka Raashinka Qaranka, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 27/03/2022 deeqo raashin ah oo loogu gurmanayo dadka ay soo foodsaartay abaartu ee ku dhaqan degaannada Gobolka Saaxil gaadhsiisey:
1. Geel-lookor 90 qoys
2. Laaleys 70
3. Kalabaydh: 50
4. Biyooley: 70
5. Labeele 60
6. Huddisa 100
7. Degmada Sheekh 345
8. Dubur 40
9. Tuulo Gunbur 70
10. Gimi 70.
11.Quulle 70
13 . Iskurar 70
14.Goda wayn 150 qoys.