Taliye-ku-xigeenka Booliska Awdal oo ku dhaawacmay shaqaaqo ka dhacday duleedka Boorama

Boorama  – (Berberanews)-Taliye-ku-xigeenka Qaybta Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ee Gobolka Awdal, ayaa ku dhaawacmay iska horimaad ka dhacay duleedka magaalada Boorama gelinkii hore ee maanta.
Dagaalka ayaa la sheegay inuu goob dahabka laga qodo  ku dhexmartay dablay hubeysan iyo ciidanka booliska.