Ka qayb qaata Taakulada masaakiinta Bisha Ramadaan

Walaalayaal marka aynu isu gar gaarno ayuu Rabigeen (SWT),inagana inoo gar gaarayaa.Fadlan ka qayb qaata, oo gaadhsiya inta kale,si aynu kheyrka u wadaagno,oo dadka baahan ee degan Xaafada State House ,ee magaalada Hargeysa,loo kaalmayn lahaa bisha Ramaadaan.

https://www.gofundme.com/f/help-feed-100-families-in-hargeisa-this-ramadan?

Jasaaka Allah Kheyr.

Eng. Mohamed Ali Muse