Qaar ka mida Soomaalida ka carartay dagaalka Ukraine oo gaadhay Germany

Ukraine-(Berberanews)-Qaar ka mid ah Soomaalida waxbarashada u joogtay magaalada Kyiv ee caasimadda dalka Ukraine ayaa gaadhay dalka Jarmalka si ay magangalyo u weydiistaan.

Dadkaasi waxaa ka mid ah Muna Cabdiraxmaan Diiriye oo toddoba maalmood kadib gaadhay ayaa hadda ku sugan dalkaasi.

Muna Cabdiraxmaan Diiriye, ayaa VOA uga warantay sida ay kusoo gaartay Jarmalka.

Halkan ka dhegayso