Xisbiga Waddani oo Warbixin dhiilo xambaarsan kasoo saaray Xabsiyada dalka

Hargeysa-(Berberanews)-Xisbiga Mucaaridka Waddani, ayaa ka dayriyay xaalada saldhigyada booliiska Somaliland, hab dhaqanka ciidanka iyo duruufaha maxaabiista.

Warbixinta ayaa diirada lagu saaray, xaalada cuntada ay helaan maxaabiista saldhigyada ku jirta, cidhiidhiga saldhigyada, mudada baadhista danbiyada, hab dhaqanka ciidanka booliiska iyo siyaasadaynta booliiska.

Halkan ka akhriso warbixinta xisbiga Waddani oo dhamaystiran:-