Shirkadda Dahabshiil oo dalka keentay shiidaal jaban

Hargeysa-(Berberanews)-Shirkadda Dahabshiil, Faraceeda Dahabshiil Oil, ayaa ky dhawaaqday inay dalka keentay shiidaal qiimihiisu jabanyahay.

Shirkaddu waxay sheegtay iyadoo ka jawaabaysa baaqii Madaxweynaha Somaliland u jeediyay ganacsatada inay keeneen shiidaal jaban, iyagoo eegaya duruufaha soo waajahay mujtamaca.

Dahabshiil group