“Waxaan ka xumahay in xildh. Guruuje arrimaha Ciidammada ka hadlo.”Afhayeen Buuni

Hargeysa-(Berberanews)-“Waxa aan ka xumahay in xildhibaan Guruuje arrimaha Ciidammada ka hadlo. Dalkan uu Xildhibaanka ka yahay kumuu iman si marxab marxab  ee difaac ayuu ku yimid cadaw gudaha iyo dibadda ayaa laga xoreeyay. Nabadda aynu haysanno iyo sugnaashaha qaranka Somaliland waxa lagu gaadhay Ciidamada qaranka,Ciidamada Qaranka kuma qadariyaan maraaxisha lagu jiro waxa ay u taagan yihiin markasta difaaca dalka, dabridku waxa ay ugu  diyaar garoobayaan difaaca dalka,”.Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni.