Beelaha Xildhibaannada Waqooyi ee Labada aqal baarlamaan ee Somalia

Muqdisho-(Berberanews)- Ogow Beelaha Ay Ku Abtirsadaan Xildhibaanada La Doortay Ee Barlamaanka Soomaaliya (Aqalka Sare & Ka Hoose) Ee Kasoo Jeeda Gobolada Woqooyi (Somaliland) Oo Dhamaystiran.

Qabiil Kasta & inta Kursi Ee Uu Helay Labada Aqal.

GARXAJIS: 13
ARAB: 6
GABOOYE: 1
HABAR-AWAL: 8
HABAR-JECLO: 8
SAMAROON: 11
CIISE: 9
TOLJECLO: 1

Wadarta guud waa labada Aqal; 57
Aqalka Hoose; 46
Aqalka Sare; 11

ISAAQ: 36
SAMAROON: 11
CIISE: 9
GOBEEYE: 1

FG. Kama dhigna Qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa inaad si fudud u fahamto metelaada beeshaadu ka heshay labada aqal Barlamaan ee Soomaaliya.