Maayir Mooge oo Fashiliyey Fadeexado dul-hoganaya Reer Hargeysa, Codsi-na u diray Xukuumadda

Maayir Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa Fashiliyey Dhaqamo Liddi ku ah Dhaqanka iyo Diinta Suubban ee Islaamka oo ay ku kacayaan Shacabka Hargeysa.