Xogta Saldhigga Military ee Maraykanka iyo Safarka Madaxweynaha Somaliland ee Washington

Qorshaha Saldhigga Military ee Berbera iyo Safarka Madaxweynaha Somaliland ee Maraykanka – Nuxurka Warbixin xambaarsan danaha Maraykanka ee Geeska Africa iyo xod-xodashada dibloomaasiyeed ee Somaliland

Muuqaalka Hoose ka daawo warbixintan oo xiiso gaar ah leh