Ubax Fahmo:‘Heesteyda ay Somaaidu ugu jecel yihiin waxaa muusigeeda ii tumay ilmahayga aabahood’

Fannaanadda caanka ah ee Ubax Fahmo oo taariikhda fankeeda uga warranta BBC-da.

Muddo 30 sano ah ayay kusoo jirtay fanka Soomaalida oo ay soo billowday sanadkii 1991-kii. Ilaa xilligaas waxay qaadday heeso ay iyada qudheeda tiradooda xaddidi weysay.

Mid ka mid ah heesaheeda ugu xiisaha badan ee ugu caansan waxaa lagu magacaabaa “Samir” waxa ayna sheegtay inuu muusiga u tumay seygeeda.

Fatuma Taxadar Yuusuf ayay uga warrantay waayihii fahnkeeda.

<iframe width=”400″ height=”500″ frameborder=”0″ src=”https://www.bbc.com/somali/av-embeds/war-60153437″></iframe>