Wasaaradda Maalgashiga Somaliland oo dalka ku martiqaadday maalqabeenno Maraykan ah

“Annagoo ka duulayna  qorshaha dardar gelinta maalgashiga dalkeenna dihin, waxa aannu dalka ku soo martiqaadnnay wefti culus oo Maraykan ah. Weftiga oo ka socday Rhoton Global Company Waxa ay ka koobnnaayeen;
Mr. Bradley J. Layton “CEO” of Company
Mr. Michael D. Rhodes
Mr. Musie.
Weftigan ayaa hore  u maalgashaday waddamo badan oo Carabta ah sida KSA, UAE iyo qaar kale. Waxa ay qiimayn iyo indho-Indhayn ku sameeyeen Hay’ado door ah oo dawladda ka mid ah. Waxa ay aad ugu diirsadeen khayraadka dabiiciga ah dalkeenna, nabadda iyo xasilloonida. Waxa noo bilaabmay isfaham.”

Waxa Qorey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga Iyo Wershadaha JSL Mohamed Osman Saeed Msomali.

Berberanews.com
Info@berberanews.com