Warbixin:-Dekedii Berbera oo shaqadeedii istaagtay iyo caqabadaha ka haysta ganacsatada.

Cashuuro ay soo rogtay shirkada Dp World iyo amar ka soo baxay xukuumada Somaliland oo sababay in shaqadii dekeda Berbera istaagto.

nuxurka fariimo ay ganacsatadu u dirtay xukuumada wakhtiyo kala duwan iyo u wareegida dekedaha kale ee gobolka oo ay ku hanjabeen.

Halkan ka daawo