Guddoomiyaha Waddani oo ku baaqay inaan la ansixin miisaaniyadda TV-ga Qaranka

Burco-(Berberanews)-Guddoomiyaha WADDANI oo ugu baaqay Golaha Wakiillada in aanay ansixin miisaaniyadda TV Qaranka Somaliland, lana daawan

“TV-ga Qaranku wuxuu ka mid yahay aafooyinka jira, waxaan bulshada reer WADDANI leeyahay ha daawanina isagaba iska dami doonee.

TV-ga sida idaacaddii Ruwanda dadka isku diraya waxaan leeyahay Golaha Wakiillada miisaaniyaddiisa dib u eega oo ha u sii daynina miisaaniyadda..”
Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali X- Xasan.

Berberanews.com
Info@berberanews.com