Wax ka ogoow xidhiidhada cusub ee Somaliland,Maraykanka iyo Taiwan

Waxaan filayaa in aanad u baahnayn in nin aan aqoon lahayn uu kaaga sheekeeyo xidhiidhka u dhaxayn doona Somaliland iyo Maraykanka iyo Somaliland iyo Taiwan.

Daawo YouTube ka Fredo Rockwell,oo si faahfaahsan u sharxi doona xidhiidhka Maraykanka iyo Somaliland iyo Taiwan iyo Somaliland.

Qaybta 4aad waxa uu bilaabayaa Fredo Rockwell muuqaaladaas maalmaha soo socda.Ha iloobin in aad subscribe saarto YouTube Channelkiisa.

Fredo Rockwell waxa uu hada ku jiraa editingka muuqaalada.

Waxa qoray Axmed Adan