Wasiir Kaahin oo ka hadlay dagaal ka dhacay Sax-maygaag

Hargeysa-(Berberanews)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka hadlay dagaal ka dhacay Sax-maygaag oo ka tirsan Deegaanka Boocane ee Gobolka Sool.