Guddi-Hoosaadka wakiilada eeilaalinta Hantida oo soo bandhigay musuqmaasuq baahsan

Hargeysa-(Berberanews)-Guddida Dabogalka Hantida Qaranka, ayaa Golaha Wakiillada Somaliland maanta siiyay warbixin ay soo ururiyeen oo iftiiminaysa Hay’addo ka tirsan Xukuumadda oo ku kacay muduqmaasuq baahsan.

Halkan ka daawo warbixinta