Berbera: Madaxweynaha oo ka hadlay shaybaadhka Tayada cunada & dawada

Berbera-(Berberanews)-Madaxweynaha Somaliland Muusr Biixi Cabdi oo ku sugan Berbera, ayaa ka hadlay muhiimmada uu qaranka u leeyahay shaybaadhka Cunnada iyo Dawooyinka oo Hay’adda Tayadu ka hirgelisay Berbera.