“Muuse waxa uu doonayaa inta uu aniga Iyo Cirro xabaasha na dhigo”Faysal Cali-waraabe

Hargeysa(Berberanews)-“Maanta Dalkeenna mushkilad Aan Muuse Biixi ahayn ma taallo, waa In aynu u midownaa Muuse waxa uu doonayaa Inta uu aniga Iyo Cirro xabaasha na dhigo uu laba Biibiito Oo Xisbiyo Uu U Eekaysiiyey Yidhaahdo Ila Tartama Taasi Dhici Mayso…” Faysal Cali Waraabe.

Faysal cali waraabe