Somalia: Khilaaf ka dhashay xil-ka-qaadis

Muqdisho(Berberanews)-Khilaaf xooggan ayaa ka dhex qarxay Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Guddida Xallinta Khilaafka Doorashooyinka Soomaaliya, iyadoo uu Ra’iisal-wasaaruhu xilalka ka qaaday xubno ka mid ah Guddidaas, halka ay Guddiduna soo saareen warsaxaafadeed ay sharci-darro ku tilmaameen go’aanka Ra’iisal-wasaare Rooble.
Halkan hoose ka akhriso qoraalada ay labada dhinac isweydaarsadeen.

War saxaafadeed