Siyaasi Buubaa : WADDANI dan wadanka ka hayaa ma jirto

Hargeysa(Berberanews)-Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa, ayaa ku eedeeyay Xisbiga Waddani inaanay jirin dan uu ka leeyahay dalka, balse uu qabo hammuun.

“Sidii carruur nacnac loo diiday xalay ayaan arkayey iyagoo cagojuglaynaya oo leh ma dhici karto. WADDANI qaynuunkii ayuu ka booday. Hammuun weyn ayaa haysee dan waddanka ka haysaa ma jirto.” Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubbaa.