Maxaa sababay Buuqii Golaha Wakiillada? Waraysi Cali Xaamud

HARGEISA —(Berberanews)-Buuq iyo sawaxan ayaa ka dhashay fadhigii Gollaha Wakiilada Somaliland ee maanta ka dib markii la taliyaha sharciga ee golluhu uu sheegay inuu burray mooshin ay shalay shir gudoonka u soo gudbiyeen Xildhibaanno.

Buuqan ayaa sababay inay xarunta golaha la keeno ciidamada Booliiska.

Haddaba Gudoomiye ku xigeenka labaad golaha Cali Xamud Jibril ayaa uga warramay arrintan Khadar Maxamed Cakule.

Dhegayso