Go’aanno kasoo baxay la-taliyayaasha sharci ee Golaha Wakiillada Somaliland

Hargeysa-(Berberanews)-Halkan ka Akhriso talobixinta sharci ee Garyaqaannada Golaha Wakiillada Somaliland kasoo saareen soo jeedintii Madaxweynaha Somaliland ee Xeerka Ururrada iyo Asxaanta Qaranka, Xeer No 14.