Ramaax: Dimuqraadiyaddu maaha xisbi nin leeyahay

Hargeysa-(Berberanews)-Siyaasi Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa sheegay in siyaasiyiin uu ka mid yahay ka dhursugayaan furista Ururada iyi Axxaabta Qaranka.